Sweden waxaa ka socda doorashooyinkii guud ee dalkaasi, waxaana muslimiinta iyo ajaanibka ku dhaqan dalkaasi ay ka walaacsan yihiin inay soo baxaan xisbiyada garabka midig ee neceb soo galootiga. Arrimahaasi ayuu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay Maxamed Yuusuf Cismaan oo ah saxafi ku nool dalka Sweden.
Facebook Forum