Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cameroon: Iskuullo Xirnaa Sanado oo Dib-u-furmaya


Iskuullada ku yaalla gobollada afka Inigiirisiga looga hadlo ee dalka Cameroon ayaa u diyaar garoobaya inay dub u furaan waxbarashada markii ugu horeysay muddo laba sanadood ah.

Kooxo gooni u goosad doon ah oo ku qasbay iskuulladaa badankood inay xirmaan ayaa hadda sheegay inay iskuullada dib wax barashada u billaabi karaan.

Laakiin waxey intaasi ku dareen inaysan dammaanad qaadi karin badqabka ardayda iyo macalimiinta. Moki Edwin Kindzeka ayaa warbixintan ka soo diray Batibo, Waqooyi Galbeed ee Cameroon. Ibrahim Xassan Dandureey ayaa inoo soo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG