Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faa'idada Heshiiska Ganacsi ee Mareykanka iyo Mexico


Labada madaxweyne ee Maraykanka iyo Mexico ayaa maalmahan wada hadal ka lahaa xiriirka ganacsi ee labada dal. Donald Trump iyo Enrique Pena Nieto ayaa isku raacay heshiis uu madaxweynaha Maraykanku u bixiyey heshiiska ganacsi ee Maraykanka iyo Mexico, iyada oo Madaxweyne Trump uu sheegay in heshiiskii NAFTA ee dalka Canada uu qeybta ka ahaa uu yahay mid dhintay.

Haddaba faahfaahinta heshiiskan cusub ee Maraykanka iyo Mexico iyo mustaqbalka kii NAFTA ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Dr. Cabdixafiid Shaaciye ee maaddada dhaqaalaha ka dhiga Jaamacadda Kent State ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.

Faa'idada heshiiska ganacsi Mareykanka iyo Meksiko
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

XS
SM
MD
LG