Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali Lagu Boobay Koonfur Afrika


Dukaamo 20 ka badan ayaa lagu dhacay deegaanka Suweeto ee dalka Koonfur Afrika, kadib markii ay kusoo qamaameen boqollaal dhalinyaro ah oo kasoo jeedo dadka danyarta ah ee degan deegaanada ku dhow halkaasi.
Qaar ka mid ah dadka nala hadlay ayaa laga dhacay hanti gaareyso dhowr boqol oo kun oo doollar.

Sahra Cabdi Axmed oo la hadashey qaar ka mid ah dadka dhibbanayaasha ah ee ay saameysay bililaqadan ayaa warbixintan nooga diyaarisey.

Dhageyso Boobka S. Africa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG