Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Magaalada Baladweyne oo Maanta Degganayd


Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in xaaladdu ay maanta deganeyd, ka dib iska hor-imaad u dhaxeeya maleeshiyo iyo ciidamada ilaalada saldhigga magaalada Baladweyne uu shalay ka dhacay halkaasi.

Maleeshiyada aya weeraray saldhigga booliska oo uu ku xirnaa askari ku eedeysan dilka ni ka shaqeysanayay mooto bajaaj oo gudaha Baladweyne lagu dilay. Waxana maleeshiyaadka oo ku heyb ahaa ninka la dilay ay wararku sheegayaan inay doonayeen inay gacanta ku dhigaan askarigii dilka geystay.

Wariyaha VOA Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.

Baladweyne oo maanta degganeyd
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00

XS
SM
MD
LG