Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington: Suuqyo ay Soomaalida ku Ganacsato oo La Xirayo


Magaalda Seattle oo ka tirsan gobolka Washington ayaa labo degmo oo ku yaalla, kuwaas oo lagu kala magacaabo Tukwila iyo Seatac ay wadaan qarshe lagu xirayo labo suuq ay Soomaalidu ku ganacsato.

Xiritaanka suuqa Tukwila waa lagu heshiiyey, waxana la filayaa in dukaamadii ku yaallay dhamaadka sanadkan laga baxo. Balse, suuqa ku yaalla deegaanka Seatac ayaanan wali la isla meel dhigin, Soomaalida ku ganacstaana ay u harjadayaan in ay badbaadsadaan. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan inooga diyaariyey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG