Isku xirrada

War Deg-Deg ah

64% Madaxweynaashi Deegaanka Soomaalida oo Xabsi la Dhigey


Sida aad ka dhageysteen idaacaddahayagi intiini haleeshay, waxa xabsi ku yaalo magaalada Addis Abbaba loo taxaabey madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamed Cumar.

Cabdi iyo dhowr qof oo kale oo maamulkiisa ka tirsanaan jirey ayaa xasaanadi laga qaadey maalin ka hor inta aan xabsiga loo dhaadhicin. Ma ahan markii ugu horeysay ee madaxweyne horey uga soo taliyey deegaanka Soomaalida ay dowlada dhexe ee Itoobiya xabsiga u dhigto.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa inoo hayo warbixin uu arrintaasi ku eegayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG