Taliye ka tirsan jabhadda ONLF oo la yiraahdo Cabdisamad Saxane Cumar ayaa faahfaahin ka bixiyey xabad-joojinta ay ururkaasi dhowaan ku dhowaaqeen kadib markii dawladda Itoobiya ay ururka ka saartay liiska argagixisada. Jamala Axmed Cismaan ayaa waraystay taliyaha waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sababta keentay xabbad joojinta ay ku dhawaaqeen.
Facebook Forum