Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Gabar Soomaali ah oo Tababarta Ciyaartoy Haween Ah


Fartuun Maxamed Cismaan oo ka mid aheyd ciyaartoydii hore ee ciyaaraha fudud ee Soomaaliya, ayaa hadda gudaha Mareykanka waxay ku tababartaa gabdho Soomaaliyed. Fartuun ayaa gabdhaha u tababarta ciyaaraha kala gaddisan oo ay ka mid ka tahay kubadda cagta. Jamaal Axmed Cismaan ayay uga warantay sababta ku dhalisay inay tababarto gabdho Soomaaliyeed.

Dhageyso Tababare gabdhaha u tababarta ciyaaro kala gaddisan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00

XS
SM
MD
LG