Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ONLF: Waan la Shaqeynaynaa Madaxweyne Cagjar


Ururka ONLF ayaa sheegay in xubno ka tirsani ay magaalada Addis Ababa kula kulmeen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar.

Ururka ONLF ayaa sheegay shalay inay si buuxda ula shaqaynayaan madaxweynaha cusub waxayse ka digeen faragelin dawladda dhexe ee Itoobiya ku samayso arrimaha Gobolka.

Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Af-hayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo ku sugan magaalada Addis Ababa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG