Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirro ka Tirsanaa Maamulkii hore ee DDIS oo Hargeysa Lagu Xiray


Hargeysa
Hargeysa

Laba wasiir oo ka tirsanaa xukuumaddii Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu hoggaaminayay Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu xidhay magaalada Hargeysa.

Labadan wasiir oo kala ah wasiirkii waxbarashada Ibraahim Aadan Mahad iyo wasiirkii caddaaladda Cabdijamaal Axmed ayaa lagu eedeeyay inay sharci-darro ku galeen ugana dhoofi rabeen Somaliland.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso warbixinta wasiirrada la xiray
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:19 0:00

XS
SM
MD
LG