Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DDSI oo Madaxweyne Cusub Yeelatay


Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Soomaalida Ethiopia ayaa shaley galinkii dambe madaxweyne u doortey Mustafe Muhumed Cumar oo loo yaqaano Mustafe Cagjar. Mustafe oo ah nin muddo dheer u soo shaqeynayey hay’adaha Q.M. ayaa hore uga soo mid noqday dowladii gobolka Soomaalida Ethiopia ka jirtey.

Hadadaba madaxweynaha cusub waa nin noocee ah? Side loo arkay magacaabistiisa? Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixin arrimahaas ka hadlaysa soo jeedinaysa.

Dhageyso Madaxweynaha Cusub ee DDSI
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:26 0:00

XS
SM
MD
LG