Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ohio: Urur Dhaqan celin u sameeya Dhalin-yarrada Soomaaliyeed


Urur ka hawl gala magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa mudooyinkii u danbeeyey ku gudo jiray dedaal ay dhalinyarada ku siiyaan tobabar iyo wacyigalin si ay dhalinyarada kaga mashquuliyaan waxyaabaha mustaqbalkooda dhaawici kara.

Hodan Adan Maxamed waa agaasimaha Fulinta ee ururka Our Helpers oo ah ururka hawshan fuliya kuwaasi oo gacanta ku haya dhalinyaro gaadhaya 80, waxaanay Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uga warantay sida ay fikradan ku timi iyo waliba isbadalada ay dhalinyarada ku imi ilaa hada.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG