Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Wasiir hore oo Ajinabi Nacayb lagu Eedeeyey


Winnipeg
Winnipeg

Wasiirki hore ee Arrimaha Dibadda ee Canada ayaa maalmihi la soo dhaafey boggiisa Twitter-ka ku soo daabacayey qoraallo loo arkey in ay yihiin kicin dadka siyaasada midigta fog aaminsan ee reer Kanada.

Xildhibaan Maxime Bernier oo laga soo doorto gobolka Quebec ee bariga Kanada ayaa siyaasada Raysul Wasaaraha Kanada, Justin Trudeau ee taageerada isdhexgalka dhaqamada kala duwan waxa uu ku sheegey mid xagjir ah, hoosna u dhigeysa qiimaha ay Kanada leedahay.

Twitter-rada Maxime Bernier iyo fal-cilisyadi ka dhashey ayuu Jaamac Buulle Jaamac warbixintan ku eegayaa.

Warbixinta Cunsurinimada Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:35 0:00

XS
SM
MD
LG