Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Marka: Xaafado laga Saaray Alshabaab


Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in ciidamada dawladda ay Al-Shabab ka saareen xaafado ay kaga sugnaayeen magaalada Marka in muddo ah. Ciidamadan ayaa la sheegay in toddobaadkii hore ay gaadheen degaanno u dhow Marka. Magaalada Marka aya ainta badan ay isku herdiyaan ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabab. Dhaqdhaqaaqyadan cusub ee milatari ayaa Jamala Axmed Cusmaan uu ka waraystay Maxamed Cusmaan Yariisow oo ka mid ah mas’uuliyiinta degaanka ee la socday ciidanka dawladda.

Dhageyso Marka iyo Alshabab
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG