Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Fardowsa oo ku soo baxdey doorashada Mankato, MN


Fardowsa Jaamac waxay ka mid ahayd dadkii Soomaalida ahaa ee habeenkii Talaadada ka qeyb galay doorashooyinkii is reeb reebka ee ka dhacay gobollo uu gobolka Minnesota (MN) ka mid ahaa.

Si ka duwan murashaxiyiintii aan Idaacahayagii shalay iyo xalay idiinku soo gudbinay kuwaa soo dhamaantood magaalada Minneapolis ka wada tartamay, Fardowsa Jaamac waxay ka tartantay magaalada Mankato oo koonfur kaga began magaalada Minneapolis. Fardawsa oo u tartamaysay kursi ka mid ah golaha deegaanka ee magaaladaas ayaa iyaduna guul ka gaartay tartankii Talaadadii.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa haddaba guusheeda ka wareystay. Waxa ay Fardowsa ugu horeystii ka hadlaysaa waxbarashadeeda iyo goortii ay Maraykanka timid.

Dhageyso Fardowsa oo doorashadii Makato, MN ku soo baxdey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00

XS
SM
MD
LG