Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Sidee Xaalka Deegaanka Soomaalida Itoobiya?


Waa sidee xaalka Deegaanka Soomaalida ee xilligan? Caqabado noocee ah ayaa hortaagan bulshada ku dhaqan halkasi, mase jirtaa hab cad oo looga bixi karo marxaladan kala guurka ah?

Dhamaan su-aalahaasi waxa ka jawaabayo warbixin gaar ah oo saddex qeybood ah, aanna ku eegayno Deegaanka iyo xaalkiisa guud. Dhageysi haboon qaybti koowaad iyo marxaladda Deegaanka.

Waxa soo diyaariyey Jaamac Buulle Jaamac.

Deegaanka Soomaalida Qaybtii Koowaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:10 0:00

XS
SM
MD
LG