Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi Eritrea ka socda oo Muqdisho booqanaya


Waxaa maanta magaalada Muqdisho booqasho ku tagay wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Eritrea Cusmaan Saalax, oo uu ka mid yahay La-taliyaha madaxweynaha waddankaasi Yemane Gebreab.

Ujeeddada booqashadan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka mid ahaa ergada Ra’iisul Wasaaraha ee soo dhoweeyey wafdigaasi.

Madax ka socota Eritrea oo Muqdisho booqaneysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:53 0:00

XS
SM
MD
LG