Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Courtois oo ku biiray Real Madrid


Thibaut Courtois

Kooxda Real Madrid ayaa soo bandhigtay goolhayahooda cusub Thibaut Courtois kaasoo ay kala soo wareegeen kooxda kubadda cagta Chelsea.

Goolhayahan u dhashay dalka Belgium ayaa maanta u sheegay wariyaasha in tagitaankiisa Real ay aheyd riyadiisii carruurnimada, inkasta oo uu muddo saddex sano ah u soo ciyaaray kooxda ay Real aadka u xafiiltamaan ee Atletico.

Courtois, oo ah 26, jir ayaa Arbacadi shalay ka tagay Chelsea kadib marki ay Real ku iibsatay lacag dhan 35 million oo euro. Muddadi uu Chelsea joogay ayaa wuxuu la qaaday laba koob oo ah horyaalka Premier League iyo sidoo kale koobaka FA Cup iyo League Cup ee dalka Ingiriiska.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG