Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Amniga Muqdisho oo la adkeynayo


Hay’adaha amniga ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo billaabay qorshe lagu nidaaminayo amniga magaalada Muqdisho ka dib qaraxyadii iyo dilalkii u dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar.

Warbixin ku saabsan ammaanka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG