Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladaha Ka Dhasha Isticmaalka Xad Dhaafka ee Kambiyuutarrada


Haddii ay dhacday in waqti badan aad ku qaadato adigoo hor fadhiya kambiyuuterka, waxaa laga yaabaa inaad ka kacdo adigoo indhu aaney si wanaagsan wax u arkeyn ama caad uu kaa saaranyahay.

Taas waxaa ugu wacan in waqti badan aaney indhahaagu libiqsan marka aad kambiyuutar ku shaqeyneyso, indhahaaguna ay qalalaan.

Laakiin kaba sii darane, iyadoo lagu jiro waqti dadku aad u jecelyihiin inay waqti badan ku qaataan baraha bulshada iyo internetka, caruurtuna ay indhahaba ka qaadin shaashadaha ay ku cayaaraan aaladaha telefoonnada ama kambiyuutarada.

Xaaladdaasi waxey sababi kartaa waxyeela joogta ah oo indhaha soo gaara, laakiin wariyaha VOA Carol Peason ayaa ku soo warameysa inuu jiro barnaamij cusub oo taleefan oo arrintaasi wax looga qaban karo. Faahfaahinta waxaa inoo haya Cabdixakiim Shirwac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG