Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shilalka Gaadiidka oo kusoo badanaya Kenya


Baabuur isku dhacday gudaha Nairobi

Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in ugu yaraan 11 caruur ah ay dhinteen kadib marki uu la gaddoomay baabuur ay la socdeen.

Tafaasiisha warkaan waxaa Nairobi kasoo diray Yasin Cise Wardheere.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG