Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hiraal: Shabaab waxay sameeyeen Manaahij ay afkaarahooda ku baahiyaan


Xarunta Hiraal Institute oo ka faalaato amniga iyo afkaaraha xagjirnimada ayaa sheegtay in al-Shaaab ay sameesteen manaahij ay ku faafiyaan afkaarahooda iyaga oo saamayn ku yeeshay dhalinyarada.

Agaasimaha xarunta Hiraal, Xuseen Macallin Maxamuud, oo horey sidoo kale xilal kala duwan ka soo qabtay hay'adda Nabad-sugidda, soona noqday la taliyaha amniga qaranka Madaxweyne Farmaajo ayaa VOA u sheegay in al-Shabaab ay ku mashquulsan yihiin sidii ay u soo saari lahaayeen dhalin-yaro ay wax barayeen 10-kii sano ee ugu dambeesay.

Sida xaruntu sheegtay al-Shabaab ayaa sidoo kale hirgeliyay xarumo Islaami ah oo iyaga ay maamulaan.

Xuseen Macalin ayaa u waramay wariyeheenna Muqdisho Cabduldaaqir Maxamed Cabdulle.

Shabaab oo manaahij u diyaarsatay dhalinyarada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG