Magaalada Diri-dhawa waxaa shalay ka dhacay rabshado ay ku dhinteen dad Soomaaliyeed – waxaana dadkaasi kamid ah qoys reer Jabuuti ah oo ka kooban hooyo iyo afar caruurteeda ah.
Maxamed Axmed Buuni, oo ka tirsan ehelka hooyada iyo caruurta la dilay ayaa VOA-da lasoo xiriiray isagoo ku sugan magaalada Zurich ee dalka Switzerland, waxaa waraystay Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ugu horayn weydiiyay waxa uu kala socdo dhacdadaasi.
Facebook Forum