Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in muwaadiniin waddankaasi u dhalatay lagu waxyeelleeyey magaalada Diri Dhawa rabshado ka dhacay maalintii shalay. Wararku waxay sheegayaan in dhowr qof lagu dilay weerarka. Warbixintan waxaa Jabuuti nooga soo diray Ramadana Muuse.
Facebook Forum