Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshado Maanta ka Dhacay Dire Dhawa


Dire Dawa
Dire Dawa

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhaawacmay kaddib shaqaaqooyin maanta magaalada Dire Dhawa ee dalka Itoobiya ku dhexmaray Soomaali iyo Oromo.

Arrintan iyo shir magaaladaasi uga socdo waxgarad iyo aqoonyahanno Soomaalida Itoobiyo degto ah, ayaa Nuur Bukhaari uu ka waraystay Suldaan Fawzi Maxamed Cali oo ku sugan magaalada Diri Dhawa kana mid ah hoggaamiyayaasha dhaqanka ee ka qaybgalay shirkaasi.

Dhageyso wareysiga Deri Dhawa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00

XS
SM
MD
LG