Xaaladda magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa xalay degganayd iyada oo wali ay taaganathay xiisadda u dhexaysa maamulka madaxweyne Cabdi Maxamuud iyo dawladda Federaalka ah.
Wararkii u dambeeyay ee arrintaasi ku saabsan ayaa goor dambe oo xalay ahayd waxa uu Xuseen Barre ka waraystay Maxamed Ibraahim oo wariye ku nool Jigjiga.
Facebook Forum