Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Go'aan laga gaaray kiiskii Jabuuti iyo DP World


Halka laga galo dekedda Doraleh
Halka laga galo dekedda Doraleh

Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go'aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.

Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada dhinac ee ay dawladda Jabuuti ka baxday lix bilood ka hor.

Maamulka Dekadaha ee Jabuuti ayaa go'aankan ku gacansaydhay. Maareeyaha Dekadaha Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa arrintaasi uga warramay Xuseen Barre

Go'aan laga gaaray kiiskii Jabuuti iyo DP World
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

XS
SM
MD
LG