Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay qaraxii Buuhoodle


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta tacsi u diray ehellada dadkii ku dhintay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Buuhoodle.

Madaxweyne Biixi waxa uu sheegay in laamaha amniga Somaliland ay baadhayaan qaraxaas iyo cidda ka dambaysay, isagoo tilmaamay in aan loo dulqaadan doonin cid amni-darro samaysa.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warkan ka soo diray Hargeysa.

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay qaraxii Buuhoodle
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:10 0:00

XS
SM
MD
LG