Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ONLF iyo Shirkii Abiy ee Minnesota


Ra'iisal Saasaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa Isniintii la kulmay qaar ka mid ah Jaaliyada Somalida ee dalka Ethiopia, waxeyna dadkii ka qeyb galay sheegeen inay kala hadleen sidii xal looga gaari lahaa dhibaatooyinka gobolka ka taagan sida dagaalka Oromada iyo Soomaalida u dhexeeya.

Dr. Abiy Ahmed waxuu noqdey sasuulkii ugu horeeyey oo hoggaamiye Ethiopia oo ay si wada jir ah usoo dhoweeyeen dhinacyada siyaasada dalkaasi, haddana sidaasoo ay tahay waxaa wali jira dad siyaasadihiisa dhaliilsan.

Sahra Cabdi Aaxmed ayaa warbixintan nooga diyaarisey.

Dhageyso ONLF iyo Kulankii Abiy
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00

XS
SM
MD
LG