Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo dhageysatay warbixinta Somalia iyo Eritrea


SC am

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda cunaqabateyntii hubka ee saareyd Soomaaliya iyo Eritrea, iyo xaaladda nabadgelyo ee gobolka Geeska Africa.

Kullankan uu Golaha Amaanka ka yeeshay Gobolka ayaa ku soo aadaya iyadoo isbedello dhinaca siyaasadda ah ka socdaan gobolka, gaar ahaan Ethiopia iyo Eritrea.

Xuseen Barre Aaden ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG