Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xeerka kufsiga oo la ansixiyey


Golaha wakiilada Somaliland

Golaha wakiillada Somaliland ayaa mar kale ansixiyay xeerka kufsiga iyo dembiyada la xidhiidha, kaas oo looga dan leeyahay in lagula dagaallamo dembiyada kufsiga.

Waa markii labaad ee ay golaha wakiilladu ansixiyeen, ka dib markii ay golaha guurtidu ku soo celiyeen si waxkabeddel loogu sameeyo.

Xeerkan ayaa ansixintiisa waxa soo dhaweeyay ururada xuquuqal insaanka iyo kuwa u dooda arrimaha haweenka.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG