Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir hore oo sheegay in NISA ay soo weerartay


NISA

Maxamed Cumar Geedi oo wasiir ku xigeen ka soo noqday dowladdihii hore ee Somalia ayaa maanta sheegay in gurigiisa ay xalay soo galeen ciidamo ka tirsan hay’adda nabad-sugida.

Geedi ayaa ku eedeeyay hay’addaha amniga Somalia inay bartilmaameedsanayaan dadka dhaliila dowladda Somalia.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qosyte.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG