Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tite oo Brazil sii leylinaya ilaa 2022


Brazil's coach Tite catches a ball as seagulls fly around the stadium.

Tababaraha xulka Brazil Tite ayaa saxiixay heshiis cusub oo dhigaya inuu macalinkani sii leyliyo kooxda qaranka ilaa dhamaadka koobka aduunka ee 2022-ka.

Tite ayaa loo dhiibay xulka Brazil sannadki 2016-ki, waxana uu xulka u horseeday in ay si wanaagsan ugu soo baxeen ciyaarihi aduunka oo ee sannadkaan oo ay ka gaareen wareega sideedda. Waxaa ciyaarti ugu danbeysay ee ay ciyaareen 2-1 uga badiyay xulka Belgium.

Macalinkan 57 jirka ah ayaa laba jeer soo qaaday koobka horyaalada Latin America muddadi uu la joogay kooxda Corinthians ee dalka Brazil.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG