Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Natiijada Imtixaanada dugisyada oo soo baxday


Shir uu ku qabtay magaalada Muqdiso ayaa wasiirka Waxbarashada dowladda Federaalka Somalia, Cabdiraxmaan Daahir uu ku shaaciyey natiijada Imtixaanada shahaadada dugsiyada sare ee Somalia.

Wasiirka ayaa sheegay in 20,030 arday imtixaanka u fariisatay. Tiradaas 12,078 ka tirsani wiilal ayey ahaayeen, halka 7,052 ay gabdho ahaayeen.

Faahfaahinta qodobkan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG