Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorasho xasaasi ah oo ka dhaceysa Pakistan


Malaayiin qof oo reer Pakistan ah ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay usoo doortaan dowlad kale oo rayid ah.

In ka badan 100 milyan oo qof ayaa isu diiwaan-gelisay codbixinta, waxaana ay soo dooran doonaan mudanayaasha baarlamaanka iyo wakiilada dowladaha hoose ee gobollada.

Ku dhawaad 400 oo kun oo ciidamo millatari ah ayaa sugi doona amniga goobaha laga codeynayo.

Haddaba faahfaahinta doorashadan ayaa Maxamed Cabdi Sandheere waxa uu ka wareystay wariye Durran Hassan oo muddo ka badan 15 sano ku noolaa Pakistan, haatanna degan dalka Canada.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG