Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Tahriibayaal lagu celinayo Ethiopia


Qaxooti orormo
Qaxooti orormo

Tahriibayaal tiradoodu dhan tahay 229 qof oo kasoo jeeda dalka Ethiopia, ayaa codsi ah in dib loogu celiyo wadankoodii waxa ay ka dalbadeen hay’adaha qaabilsan daryeelka muhaajiriinta.

Arrintan ayaa timid kadib marki safarkoodi tahriibta ay kala kulmeen caqabado farabadan o aysan horey ugu talagalin.

Agaasimaha Hay’ada Daryeelka Muhaajiriinta Puntland Maxamuud Shiikh Ciid oo arrimahan uga waramay Wariyaha VOA Faduma Yasin Jamac ayaa ugu horeyn waydiisay tirada tahriibayasha codsadey in dib loogu celiyo dalka Ethiopia iyo kuwa ay horey uqaadeen.

Puntland: Tahriibayaal lagu celinayo Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00

XS
SM
MD
LG