Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo ka warbixisay shirka Brussels


Shirka Brussels
Shirka Brussels

Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka waxa maalintii labaad, ahna maalinkii ugu dambeeyey ka dhacay shrika iskaahsiga beesha caalamka iyo Soomaaliya oo looga hadlayey kaalmada bani’aadminnimo, horumarinta dhaqaalaha iyo arrrimaha amniga.

Danjiraha Soomaaliya u jooga xaruunta Midawga Yurub ee Brussels oo uu ka dhacay shirka, ayaa sheegay in kulankan uu ahaa mid hore loo sii qorsheeyay loogana hadlayo arrimaha ku saabsan dhaqaalaha, nabadgaliyada iyo taageerada beesha caalamka.

Danjire Cali Siciid Faqi ayaa faahfaahin ku saabsan shirka waxa uu uga warramay Jaamac Buulle Jaamac.

Dowladda oo ka warbixisay shirka Brussels
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG