Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Xisbiyo qoraal u diray shirka Brussels


Somalia Partnership Forum

Magaalada Brusells ee dalka Belgium-ka waxa amaanta ka furmay shrikii iskaahsiga beesha caalamka iyo Soomaaliya oo looga hadlayo kaalmada bani’aadminnimo, horumarinta dhaqaalaha iyo arrrimaha amniga.

Madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada iyo wakiillada beesha caalamka, ayaa shirk aka qeyb galaya.

Dhinaca kalena qaar ka mid ah ururrada siyaasadda ee dalka ayaa iyaguna ka hadlay shirkaasi Brussels iyo xaaadda waddanka.

Ururrada soo saaray waxaa ka mid ah Ururuka Wadajir. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warmurtiyeed ay ururradaasi soo saareen ka waraystay Kamaal Daahair Guutaale.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG