Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shalay gaaray dalkan Britain.
Madaxweynaha ayaa inta uu joogo Britain waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda sare ee dalkaasi, ganacsato, iyo boqoradda dalkaasi.
Dhinaca kalena waxaa jira dibad baxyo lagu diiddan yahay booqasahda madaxweynaha oo ka dhacaya dalkaas.
Wariyaha VOA ee London, Ridwaan Xaaji Cabdwali ayaa booqashada Madaxweyne Trump uga warramay Caasho Ibrahim.
Facebook Forum