Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Food Cadde oo geeriyooday


map kenya

Allaha u naxariistee waxaa dalka Kenya maanta ku geeriyooday Dr Axmed Maxamed Xasan Food Cadde oo ka mid ahaa dhakhaatiirta caanka ku ah qalliinka wadnaha ee Soomaaliya.

Dr Food Cadde waxa kale oo muddo dheer uu soo hoggaaminayey ururka bisha cas ee Soomaaliyeed oo shaqooyin samofal ah ka soo fulinayey dalka.

Haddaba Taariikhdii DR Food Cadde iyo hawlihii samafalka ee uu qabtay ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraysatay Axmed Jaamac Cabdilleo o ka tirsan hay’adda bisha cas.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:22 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG