WASHINGTON. D.C —
Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa sheegay in maleeshiyada Al-Shabab ay hoobiyaal is xigxiga la beegsadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya ku leeyihiin Baardheere.
Dadka degaanka ayaa sheegay in khasaare uu soo gaadhay askarta Kenya hase yeeshee waxaa arrintaasi beeniyey mas’uuliyiinta gobolka.
Haaruun Macruuf ayaa weerarkan ka waraystay Ismaaciil Cabdi Sheekh Qorrax oo ka mid ah ka mid ah mas’uuliyiinta Baardheere.
Facebook Forum