Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafti ka socda Qatar oo tagey dekadda Hobyo


Wafti Qatar

Wafdi ka socda dawladda Qatar ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Wafdigan ayaa wararku sheegayaan inay danaynayaan maalgashi la xiriira dekedda magaalada Hobyo.

Waftigan oo shalay Muqdisho yimid ayaa la kulmay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay kala hadleen sidii ay maalgashi ugu sameyn lahaayeen dekadaha Soomaaliya qaarkood.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG