Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM: Tukaraq Waxaa Ku Barakacay 12 kun oo Ruux


Peter De Clerk

Ku xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Peter De Clerk ayaa sheegay in khilaafka ka taagan degaanka Tukaraq darteed ay u barakaceen dad ka badan 12 kun oo qof.

Mr. De Clerk ayaa ugu baaqay labada dhinac ee isku horfadhiya degaankaasi ay ka fogaadaan gacan ka hadalka, taasoo buu yiri keeni karta qalalaase bani’aadminnomo oo laga baaqsan karo.

Peter De Clerk ayaa arrimahan kaga hadlay waraysi uu siiyey idaacadda VOA. Haaruun Macruuf ayaa waraystay warbixintanna ayuuna ka diyaariyay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG