Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ICG oo ka digtay dagaal ka qarxa Tukaraq


Sool

Hay’adda ka faalloota Xasaradaha Caalamka ee ICG ayaa qortay warbixin ay kaga hadlayso cabsi laga qabo dagaal dhex mari kara Somaliland iyo Puntland.

Warbixinta ayaa qortay in labada dhinacba ay ciidan badan ku soo daabulayaan meel u dhow dhulka lagu dagaalamayo ee Tukaraq, iyaga oo albaabkana ka xirtay waan-waan ay Qaramada Midoobay wadday.

Warbixinta ICG oo faahfaahsan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG