Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Heshiiska Soomaaliya iyo Ethiopia


Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajo iyo Ra'isul wasaare Abiy Ahmed

Barnaamijka faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii ay Muqdisho ku gaareen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.

Heshiiskaas oo dhowr qodob ka koobnaa waxaa ugu muhiimsanaa qodobka ka hadlaya in la wada maal-gashto afar ka mid ah dekadaha Soomaaliya. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:40:12 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG