Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka: 40 milyan oo qof ayaa sabool ah


US Map

Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay oo ku saabsan saboolnimada darran iyo xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay in 40 malyuun oo qof oo ku nool dalka Mareykanka ay ku noolyihiin faqiirnimo ba’an.

Warbxinta ayaa lagu sheegay in 18 milyan iyo bar qof ay ku nool yihiin saboolnimo aad u hooseysa halka shan milyan oo kalena ay ku noolyihiin saboolnimo dhameystiran.

Warbixintan ayaa jimcaha maanta ah la hor dhigayaa golaha Xuquuql Insaanka ee Qaramada Midoobay Xaruntooda magaalada Geneva.

Wariyaha VOA-da Lisa Schlein ayaa warbixintan noo soo dirtay. Waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xasan Dandureey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG