Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Dimoqraadiga oo taageeray Ilhan Omar


Ilhan Omar

Xisbiga Demoqraadiga ayaa aqbaley soona dhaweeyey in kursiga Congress-ka oo uu baneynayo Keith Ellison oo Minnesota laga soo doorto ay u tartanto Ilhan Omar oo ka mida congress-ka Gobolka Minnesota.

Keith Ellison ayaa kursiga baneynaya wuxuuna u ordayaa inuu noqdo xeer-ilaaliyaha guud ee gobolka Minnesota.

Wariyaheena Maxamuud Mascade ayaa inoo haya warbixin arrintaas ku saabsan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG