Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Laga Filan Karaa Kulanka Trump iyo Kim Jong-Un?


Madaxweyne Trump iyo madaxweyne Kim

Saacado kooban ayaa inaga xiga kulanka taariikhiga ah ee lagu wado in ay dalka Singapore ku yeeshaan madaxweynaha dalkan Maraykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong UN.

Haddaba qodobada ugu waaweyn ee laga hadli karo iyo waxa kasoo bixi karaa ayaa Jacfar Kuukaay uu ka waraystay Aadan Sh. Xasan Xuseen (Azhari) oo Siyaasadda ka faallooda kuna sugan magaalada Oslo ee dalka Norway.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG