Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Baar-Sanguuni oo Xasilloon


Ciidamada dowladda

Xaalada deegaanka Baar-Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose ayaa dagan kadib weeraro is-xigxigay oo Sabtidi ay Al Shabab ku qaadeen saldhiga ciidanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ee halkaasi ku yaalla.

Saraakiisha Ciidamada Dowladaha Federalka Somaaliya ee ku sugan deegaanka Baarsanguuni, ayaa sheegay inay difaacooda sii adkeysteen, xaaladduna ay caadi tahay hadda.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xariirtey Mukhtaar Cabdiwali Maxamed oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada Dowlada ee ku sugan saldhiga Baar-Sanguuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG